Iran oo cafis u fidisay in ka badan 22,000 oo maxaabiis ah oo dowladda kasoo hor jeeday

Imaaraadka Carabta – Iran ayaa Isniintii ku dhawaaqday in hoggaamiyaha sare ee dalkaasi uu cafis u fidiyey in ka badan 22,000 oo qof oo loo xidhay mudaharaadadii dawladda looga soo horjeeday ee dalkaas ka dhacay, hase ahaatee ma jiro cid si rasmi ah u xagiijin karta warka sii daynta ee ka soo baxay xukuumadda dalkaas. … Continue reading Iran oo cafis u fidisay in ka badan 22,000 oo maxaabiis ah oo dowladda kasoo hor jeeday